Wasiir Warancadde oo ka Waramay Kullan ay Xukuumaddu la Yeelatay Hay’addaha Somaliland Kala Shaqeeya Doorashada

 

 

Hargeysa(SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha mudane Cali Maxamed Warancadde ayaa waxa uu ka warbixiyey kullan ay isaga wasiirrada kala ah garsoorka Mudane Caddare iyo Wasiirka arrimaha dibada Mudane Sacad iyo lataliyaha madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinku la qaateen hay’addo ka mid ah kuwa Somaliland kala shaqeeya doorashada. Waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen sida loo dardargalin lahaa doorashada islamarkaana diiwaangelinta codbixiyayaasha hore loogu qaban lahaa.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaal Ku Saabsan Wasiirka oo Arrimahaa Ka Waramaya: