Wasiir Axmed Muumin Seed oo ka warbixiyey Waxyaabaha uga Qabsoomay Safar uu ku tagay Dalal qaaradda Yurub ka tirsan

 

“Somaliland Way ka Kortay Xilligii la Mucaaradi lahaa” – Wasiir Axmed Muumin Seed

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka soo laabtay ssafar shaqo muddo todobaad ah qaatay oo ugu maqnaa waddamo ka tirsan qaaradda Yurub.

Wasiir Axmed Muumin Seed oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, ayaa saxaafadda uga warbixiyey waxyaabaha uga soo qabtay safarkaas iyo kulamo uu la qaatay masuuliyiin ka tirsan dowladaha dalalka uu wasiirku booqashada ku tagay.

Warkan oo faahaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose