Wasaaradda Waxbarashada oo Ardayda Dugsiyada iyo Jaamacadaha ugu baaqday inay ka qaybqataan Taakulaynta Abaaraha

Hargeysa (SLpost)- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa ardayda wax ka barata Dugsiyada H/Dhexe & Sare iyo kuwa wax ka barta Jaamacadaha dalka, kuwa dowliga ah iyo kuwa gaar loo leeyahayba, ugu baaqday inay kaalintooda ka qaataan Taakuleynta abaaraha ka jira gobollada Bari ee dalka.

Halkanka Daawo Agaasimaha guud ee wasaarada waxbaarashada Pro cabdi cali jamac oo shaacayey war-murtiyeedka ka soo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada somaliland cabdilaahi ibraahim habane.