Wasaaradda Gaashaan-dhigga oo ka jawaabtay Eedo uu Xisbiga WADDANI u jeediyey Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaan-dhigga oo ka jawaabtay Eedo uu Xisbiga WADDANI u jeediyey Ciidanka QarankaHargeysa (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo uu Xisbiga WADDANI dhawaan u jeediyey Ciidamada kala duwan ee dalka oo ay ku eedeeyeen inay garab-siiyaan Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Wasiirka oo maanta la hadlay telefishanka HCTV, waxa uu dedafeeyey dhaliilahaas oo uu ku tilmaamay qaar aan waxba ka jirin oo meel-ka-dhac ku ah ciidamada dalka.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN