Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Xakamayn la’aanta Cudurka Shuban-biyoodka

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Xakamayn la’aanta Cudurka Shuban-biyoodkaHargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Xakamayn la’aanta Cudurka Shuban-biyoodka oo faro-baas ku haya deegaamo ka tirsan gobollada Bari ee dalka, gaar ahaan magaalada Burco oo dad badani ugu dhinteen.

Waxa arrintan ka hadlay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Maxamuud Jaamac Aadan Galaal oo maanta warbaahinta qaarkeed ugu warramay xafiiskiisa.