Wasaaradda Caafimaadka oo beenisay in Cudurka Shuban-biyoodku ka dillaacay Degmada Burco

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyey saxaafafadda oo lagu sheegay in xannuunka shuban-biyoodku ka dillaacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.