Safaaradda Maraykanka ee Kenya oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u Socdaalaan Somaliland

Hargaysa (SLpost)-safarada maraykan ku kuleyahay magalada Norobi ee dalka kenya ayaa soo sartay digninku wajahan mawadininteda ku nool somaliland iyada oo uga digays khatar dhinaca amniga oo ay shegtay in ay kusoo wajahan tahay somaliland.

safarada ayaa shegatay in ilo lagu kalsoon yahay ay uu xaqi jiyeen in ay ay ku soo wajahan tahay somaliland khatar dhinaca amniga ah;
Ilaa hada ma cada warkan kasoo baxay safarada maraykanku kuleyahay wadan kenya halka ay ka  heleen warkan.
iyada oo hore warkasoo kale kasoo  baaxay wadan ka ingiriisku ay ku shegtay sidan oo kale. iyada oo dowlada maraykanku hore ay uu shegtay in ayna ku racsanay hadalkaa kasoo yedhay dowlada ingiriiska oo ahaa in ay mawadininte kasoo baxaan somaliland iyada oo uga baqaysa afdubyo
.
sikas daba hatee warkan ayaa ahaayn kii ugu horyay ee laga dayriya amniga somalialnd isla markana ay hore ma wadinain deyda uga digtay somalialnd dowlada ingirisku

somalilandpost
hargaysa
c/wahab (ciro)
halyay222@hotmail.com