Wararkii Ugu Dambeeyey ee Shuban-biyoodka Xabsiga Burco iyo Taliyaha Asluubta oo ka hadlay

Burco (SLpost)- Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta JSL Gen Maxamed Cismaan Xudhuun oo socdaal shaqo ku jooga xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa ka warbixiyey xaalada maxaabiista Xabsiga dhexe ee Gobolkaasi oo dhowaan qaar ka mid ahi u dhinteen cudurka shuban biyoodka.

HOOS KA DAAWO WARKAN