Wararkii u dambeeyey Diyaarad ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Diyaarad laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay cilladi ku timi Geerka ama Taayirada ay ku degto oo u bixi waayey.

Diyaaraddan oo la sheegay inay ka timi garoonka diyaaradaha ee Entebe ee dalka Uganda isla markaana waxa ay ku socotay garoonka magaalada Muqdisho.

HADDABA, hoos ka daawo Wararkii u dambeeyey Diyaaradda ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho