War Deg Deg Ah Hargeysa Oo Hada Uu Helay Roob Ay Ku Qabawsataa

Hargeysa(Slpost)-Roob lagu qabowsaday ayaa ka da’aya magaalada Hargeysa iyada oo maalmihiii ugu danbeeyay magaaladu ay ku jirtay kulayal xad dhaaf ah oo heerkiisu uu aad u sareeyay.

Dadweynaha reer Hargysa ayaa alle ugu mahadnaqaaya qabawga iyo roobka ku da’ay waxaanay haatan u muuqataa in abaarhu ay ka soo jabayaan guud ahaan Somaliland oo daruurhu ay meelana heleen inta kalena ay dul heehaabayaan.