WAR-BIXIN XIISO LEH: Gabadh Dhalinyaro ah oo Mar kaliya kawada Qalin-jabisay Afar Jaamacadood

Umalkheyr Jaamac Maxamed waa Macalimad wax ka dhigta Saddex Jaamacadood oo ku yaala magaalada Hargeysa. Waxa ay sannad ka hor mar kaliya ka soo wada qalin-jabisay Afar Jaamacadood oo ku yaala dalka Itoobiya, kuwaas oo ay ka qaadatay Shahaado oo Degree ah.

WARBIXINWar-bixintan waxa diyaarisay isla markaana war-waraysigan la yeelatay gabadhan Wariye Nimco Maxamuud Ciise oo ka tirsan Radio Hirad ee xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa.

War-bixintan oo Xiise gaar ah Xambaarsan, halkan ka dhegayso:

GUJI SAWIRKA SARE