Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland oo kulan layeeshey reysalwasaaraha Turkiga

Istanbuul(SLpost)Raysalwasaaraha wadankan turkiga ayaa si meeqaamkeedu sareeyo xafiiskiisa ugu qaabilay waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayay m-waynaha sland md ahmed maxamed maxamed siilaayo oo martiqaad ka healay
kulankan oo ahaa mid sacado qaatay ayaa m-waynaha sland kula garnaqsaday in qarankan sland uu yahay mid madaxbanaan oo beesha caalamka uga fadhiya ictiraaf-buuxo iyo kaalmooyin dhaqaale
waft1 waft2 waft3 wafti4 wafti5 wafti6
md ahmed silaanyo ayaa u sheegay raysalwasaaraha in ay ilgaar ah ku eegaan jamuuriyada sland waxaana uu kala hadlay sidii turkigu kaalin muhiim ah uga ciyaarilahaa waddooyinka isaga kala goosha qaar ka mid ah gobolada sland waxana uu balanqaaday raysalwasaaraha turkigu in oo booqasho ku imandoono sland safaaradna ka furandoonanan iyo arimo kale.
Somalilandpost.net

Istanbul