Wafti Wasiiro Ah Oo Laasacaanood U Dhagax Dhigay Tarminaalka Madaarka Kuna Wareejiyay Dabdamis

Sool(SLpost)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada duulista iyo hawda Maxmuud Xaashi Cabdi, isla markaasna uu ku waheliyo wasiirka hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif ayaa gaadhay magaaladda Laasacaanood ee xarunta gobalka Sool.

Wasiirka duulista ayaa halkaas ka dhegax dhigay terminaal uu yeelan doono madaarka magaaladaas, waxaanu Laasacaanood gaadgsiiyay gaadhi dabdamis ah iyo mid uu wadan doono agaasimaha wasaarada duulista ee gobalka Sool.

12048561_907147225999641_1713855661_n 12047732_907147125999651_522476940_n 12030762_907147009332996_1186349906_n