Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jigjiga Shir Kula Leh Itoobiya

Hargeysa(SLpost)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Jigjiga halkaas oo kulan ku saabsan amniga iyo ganacsiga kula soo yeelan doonaan dawlada Itoobiya.

https://youtu.be/gUJQZGAInIQ