“Waan Is-casillay Kamana Noqonayo” Wasiir-xigeenkii Hore ee Deegaanka

Hargeysa(SLpost)-Wasiirku xigeenkii Wasaaradda Deegaanka Axmed Maxamed Nuur oo ku jiray xubnihii Isniintii iska casillay xukuumadda Kulmiye ayaa waxa uu ka jawaabay warar ka soo baxaya madaxtooyada oo sheegaya in madaxweynuhu uu ka reebay xubnihii kale oo uu ka aqbalay is-casillaadda. Wararkaas ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynuhu uu uga aqbali waayey iscasillaadda sababo la xidhiidha wasiir-xigeenka oo mudo sugayey xilka islamarkaana hayey mudo aad u yar.

Axmed Maxamed Nuur oo arrimahaas ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi; HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL: