Waan hakiyey shirkii Burco, lamana qabanayo immika iyo Wakhti Dambe toona” – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

“Waan hakiyey shirkii Burco, lamana qabanayo immika iyo Wakhti Dambe toona” – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Muuqaalkan hoose ka Daawo hadalka Suldanka oo sidoo kale raalligelin ka bixiyey hadal uu hore u yidhi.