Waa qofka dunnida ugu Da,da weyn Waxa ay ka Warantay Wixii ay Usoo Taagneyd !!

Haweenaydaan oo dhalatay sanadku markuu ahaa 1898 ayaa u sheegtay wargeyska The Guardian ee Ingiriiska in caafimaadkeedu aad u wanaagsan yahay oo ay si fiican cunada u cunto habeenkii ay ugu yaraan 8 saacadood seexato.

Misao Okawa

Misao Okawa, ayaa xasuusata yaraanteedii iyo waayihii ay usoo joogtay waxaana ka mid ah dagaalkii dhex maray Maraykanka iyo Spain iyo dhacdooyin kale oo uu ka mid yahay dagaalkii Ummudurmaan ee Sudan.

Raashinka ay dunnidu ugu jeceshahay waxay ku sheegtay raashinka dalka Japan dhaqanka u ah iyo bariiska.

Maalmihii nolosheeda ugu farxada badnaa waxaa ay ku sheegtay markii ay aqal gashay sanadkii 1919 iyo marka ay aragto caruurteeda oo dhawr iyo Sagaashan jir ah.

Sidoo kale maalmihii ugu murugada badnaa ayaa waxay ku sheegtay markii uu geeriyooday saygeedii sanadkii 1931,kii.

Misao Okawa, oo hadda la nool caruur ay Ayeeyo u tahay ayaa ku dar daarantay in dadku nabbada iyo xasiloondida ka shaqeeyaan oo ay dhibaatada iska daayaan.

“Khilaaf waxba ma keeno ee xal hala gaadho” ayay tidhi Misao Okawa, Ayada oo 102 sanno jir ah ayay maalin kuftay waxaana ay ka jabtay lugta midig haddana mar mar ayay sheegtay inay xanuun ka dareento.

Xafladda dhalashadeeda waxaa ka qeyb galay wariyaal shaqaalaha isbitaalka sida gaarka ah loogu daweeyo Hay’adaha falanqeeya arrimaha cimriga dadka waxaa ay sheegaan in da’da dumarka Japan ay badi gaadho 85 sanno halka cimriga Ragguna gaadho 79 sannadood

Aqoonyahano u dhashay dalka Japan ayaa aaminsan in dadkii hore ay ka caafimaad qab badan yihiin jiilka hadda jira sababtuna waxaa weeye xilli adag ayay soo qaateen.

 

and English

‘Eat, Sleep And Relax’: World’s Oldest Person Shares Secret To Longevity On 116th Birthday

The world’s oldest person, Misao Okawa, will celebrate her 116th birthday on March 5 2014.

 

And ahead of this momentous occasion she shared her secret to longevity (and she would know).

 

“Eat and sleep and you will live a long time,” she told The Telegraph in a message. “You have to learn to relax.”

“Mrs Okawa eats three large meals a day and makes sure that she sleeps eight hours a night,” said Tomohito Okada, the head of the Kurenai retirement home, where she has been a resident for the past 18 years.

 

“She insists that her favourite meal is sushi, particularly mackerel on vinegar-steamed rice, and she has it at least once every month.”

 

Misao, who holds the Guinness World Record as the world’s oldest woman. But has recently assumed the title of the oldest person in the world following the death of 116-year-old Jireomon Kimura in June 2013.

 

She is outliving the average life span for women in Japan (85.9 years) by 30 years and counting.

A descendent of Kimono merchants, Misao was born in Osaka, Japan on March 5, 1898.

 

She married in 1919 and had three children, of which a daughter and a son are still alive. She has four grandchildren and six great-grandchildren. Her husband passed away in 1931, some 83 years ago.

 

According to The Guinness World Records, Misao also belongs to an elite group – the supercentenarians. Members to this exclusive club need to be at least 110 years old.

 

Join us in wishing her a very happy birthday!

 

Source—HUFF POST  the third Motic