“Waa In Aynu Ka Fikirnaa, Todoba Bilood Horteed Dalkeenu Miyuu Ka Fiicnaa Mise Wuu Ka Wanaagsanyahay Maanta”

Daawo Khudbadii Oo Dhamaystiran :  “Waa In Aynu Ka Fikirnaa, Todoba Bilood Horteed Dalkeenu Miyuu Ka Fiicnaa Mise Wuu Ka Wanaagsanyahay Maanta, Waa In Taas Laga Hadlaa, Faysal-Baa Farmaajo Salaamay Maahee, Dalkan Waa Wada Leeyahay, Haddi Aanu Aragno In Aanu Jirin Awooddi  Dalka Lagu Wadi Lahaa, Waanu Ka Tashanaynaa ..,”  Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

https://www.youtube.com/watch?v=bUlZZuVF8YY&feature=youtu.be