Ururka Hannaan-wanaag oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Ururka dhalinyarada ee Hannaan-wanaag, ayaa shalay magaalada Hargeysa ku qabtay munaasibad ay ku hambalyeynayaan madaxweynaha cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ay ku sagootinayaan madaxweynihii hore Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN

https://www.youtube.com/watch?v=bYIDsqB0-qY