Ujeeddada Kulan Dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha dalka

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Toorno, ayaa maanta kulan ballaadhan la qaatay Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha kala duwan ee ku yaala dalka.

Ujeeddada shirkan ayaa lagu sheegay inuu saabsan yahay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka iyo Wada-shaqaynta Wasaaradda iyo Jaamacadaha isla markaana lagu wargelinayo Jaamacadaha qorshaha siyaasadda heer qaran ee Waxbarashada sare ee dalka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tayadeeda.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose