Ujeeddada ay xambaarsan tahay Farriin muhiim ah oo loo dirayo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee gobolka Maroodijeex

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodijeex, Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa u diray taageerayaasha Xisbiga ee gobolka Maroodijeex Farriin ku aaddan Wareegga 6aad ee Ololaha Xisbiga oo maalinta Berri ku beegan.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Ujeeddada ay Xambaarsan tahay Farriinta Guddoomiyuhu u diray Taageerayaasha Xisbiga ee Gobolka Maroodijeex