Togdheer: Iska-hor-imaad sababay Dhimasho & Dhaawac iyo Taliska Booliska oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay Askari ka tirsan ciidanka oo maanta ku geeriyooday Iska-hor-imaad Tuulada Fiqi-Fuliye ee gobolka Togdheer ku dhexmaray Ciidamada Ammaanka iyo Shacab gadoodsan

 

Iska-hor imaadka dhexmaray Ciidanka Booliska iyo Dadka shacabka ayaa sidoo kale sababay dhaawaca laba ka mid ah Ciidanka Booliska. Askariga Geeriyooday ayaa la sheega inuu u geeriyooday kaddib markii uu haleelay Dhagaxaan ay adeegsanayeen Dadka Shacabka ahi.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net