Tog-Wajaale: Xaddiga Maandooriye isugu jira Khamri iyo Xashiishad oo Gacanta lagu dhigay

Togwajaale (SLpost)- Maandooriye tiro badan oo isugu jira Khamri iyo Xashiishad, ayaa lagu qabtay magaalada Tog-Wajaale ee ku taalla xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo dalka Itoobiya.

Maandooriyahan oo laga soo waariday dhinaca dalka Itoobiya, ayay gacanta ku dhigeen Ciidamada Ammaanka degmada iyo kuwa Laanta Socdaalka, iyadoo sidoo kale gacanta lagu dhigay qaar ka mid ah dadkii sitay qaarkood.

FAAHFAAHINTA WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE