Tirada Dadka loo hayo Dhacdadii lagu dilay Laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay inay ciidammada Ammaanku gacanta ku soo dhigeen gacan-ku-dhiiglayaal qudha ka jaray laba sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Booliska iyio Asluubta oo todobaadkii hore lagu dilay degmada Yagoori ee gobolka Sool.

 

Wasiir Maxamed Kaahin oo ay weheliyaan Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Milatariga ee Somaliland, waxa uu si faahfaahsan uga hadlay dhacdada lagu dilay labada sarkaal iyo ciddaa ilaa wakhtigan loo hayo fal-dambiyeedkaas.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalkan Hoose