Tirada Dad biyo-la’aan ugu dhintay gobolka Badhan iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland Md Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in Afar Qof biyo la’aan ugu dhinteen Gobolka Badhan.