TAXANAHA WAAYIHII CAWL & HARGEYSA: Sidee buu ahaa Xidhiidhkii ka Dhexeeyey Maayer Cawl Cilmi Cabdalla iyo Saxaafadda Madaxa-bannaan ee dalka?

 

Hargeysa (SLpost)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa taxanaha Barnaamijyo laga diyaariyey Doorkii maamul iyo Horumarkii uu caasimadda Hargeysa ka hirgeliyey Allah haw naxariistee Maayarkii hore ee Caasimadda Marxuum Cawl Cilmi Cabdalla oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Muuqaalka aanu maanta idiin soo gudbinayno waxa aanu ku soo qaadanaynaa Sida uu ahaa Xidhiidhkii u dhaxayn jiray Saxaafadda iyo Maayer Cawl Cilmi Cabdalle oo ahaa shaqsiyaadka ay ku weyn tahay waddaniyadda Somaliland isla markaana Dad Jaceylka iyo Midnimada Shacabku ka mid ahaayeen waxyaabihii lagu xusuusto intii hayay maamulka Dowladda Hoose ee Hargeysa muddadii u dhaxaysay sannadihii 2000 ilaa 2002-dii.

Halkan ka Daawo Maayar Cawl oo shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa iyo doorkiisii Dhiirigelinta iyo xidhiidjkii sokeeyey ee uu la lahaa Saxaafadda dalka oo wakhtigaas ahayd mid kooban.