Taliyihii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Ka Hadlay Sababta Ka Dambaysa Xil Ka Qaadistiisa

 

Hargeysa  (SLpost) Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa ka hadlay sababta ka dambaysa in Madaxweyne Siilaanyo xilka ka qaado.

 

 

Xiirane

 

 

 

 

 

“Dhacdadii Markabka anuu amnigiisa si baan u arkayaay sidii ugu habonayd baanan go’aankayga ka yeelay ka go’aan ahaan aniga, laakiin haday dawladu si kale u aragtay oo ay igu badashay waxba kama qabo oo waan soo dhaweeynayaa. Anigu sidaan u arkay arintaa waxa lala wareegayaa waa intaa waa la iska badala kurisga waanana soo dhawaynayaa.” ayuu yidhi Maxamed Xuseen Faarax  (Xiirane)

 

 

Somalilandpsot news. Hargeysa