Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Hargeysa oo tabobar loo soo xidhay

bolisHargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeyo Guuti Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa maanta tabobar dhowr maalmood socday u soo xidhay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska ee magaalada Hargeysa.

Tabobar oo ay bixinayeen Saraakiil Aqoon durugsan u leh Cilmiga Booliska, waxa xidhitaankiisa goob-joog ka ahaa Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska kasowkow, Taliye ku-xigeenka Booliska saraakiil Sar-sare oo ka tirsan Ciidanka.

HALKAN KA DAAWO