Taliyaha Ciidanka Nabad-gelyada Wadooyinka Gobolka Awdal Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Boorama Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

(SL.Post) Taliyaha ciidamada Taraafikada gobolka Awdal oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Borama ayaa tafaasiil ka bixiyey shil baabuur oo ka dhacay gudaha magaaladaasi,kaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca laba qof oo kale.

IMG_294B79-7607CB-87D595-D9E9B0-507BC3-2860C9

Sidoo kale taliyuhu waxaa uu sheegey in uu gaadhigaasi galey oo uu khasaare soo gaadhsiiyey guri uu ku dhacay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Somalilandpot.net