TACSI: (Inaali laahu wa inaa ileyhi raajicuun)

tacsi

Waxa shabakada Somalilanpost ay tacsi udirayaan qoyskii,qaraabadii.eheladii iyo dadkii ay kabacdey alla ha unaxariistee marxuumad (Faadumo Cumar cal )
oo 30/12/12 geeriyootey waxaaney ilaahey uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimaana kasiiyo qoyskii ,qaraabadii iyo eheladii ay ka geeriyootey. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.