Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha DAHABSHIIL‏

tacsiInnaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, isaga oo aad uga tiraanyaysan, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Maxamed Jaamac (Gaadhi-jiidh) oo 24 March, 2014 lagu aasay magaaladda Burco. Waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumka inuu u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaan ummaddii uu ka baxay, Aamiin…Aamiin…Aamiin.