TACSI: Ururka WADANI

Dhamaan masuuliyiinta iyo taageerayaasha ururka WADANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro geeridii ku timi awowgii

Marxuum Nur Axmed Xirsi  oo ku geeriyooday Xalay Magaalada Hargeiya

Waxaanu Eebo uga baryaynaa innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iimaan inga siyo. Aamiin                                                   Aamiin                                             Aamiin