TACSI TIIRAANYO LEH

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan, Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yaasir, Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim, Chief Caaqil Food Aadan Cayngal, Chief Caaqil Siciid Muxumed Cilmi, Caaqil Maxamed Aadan Tarabi, Caaqil Xasan Haybe Nuur-barni, Caaqil Cali Haabiil Nuur, Caaqil Cabdilaahi Xaaji Cismaan Xuseen, Oday Xariir Jaamac Yaasir (Dhakabuur),  Maxamed Caabbi Cabdi (Dhuux-weyne), Maxamed Cabdi Jamac (Jikaar).

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen Marxuum Axmed Ibraahim Jaamac ( Jaamac Dhuub) iyo Marxuumad Shukri Xasan Jaamac Dhuub oo habeen hore ku geeriyooday shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Burco, waxaanay leeyihiin ilahay janadii ha ka waraabiyo Marxuumiintaas, samir iyo iimaana ha ka siiyo qoyskii ay ka baxeen. AAMIIN………….AAMIIN…………….AAMIIN