TACSI TIIRAANYO LEH: Marxuum Cali Cabdiraxmaan oo ku geeriyooday London

tacsiAxmed Maxamed C/lahi (barre) Max.ed Axmed Jaamac (CALOOLAY) Faysal Cumar Madar .Muuse Yusuf Ibrahim .Akram Rashid Cabdi,Saleeban Cabdi Cali, Eng. Axmed Cabdilaahi Beer-geel, Cabdiqaadir Aadan Ceelaabe iyo Axmed Muuse, Maxamed Bashiir Nuur-giriig.

Dhamaan Dadkaasiy waxay Tacsi u Dirayaaan Marwo Ifrah Abdirahman Isamail oo Walaalkeed Ali Abdirahman Ismacil ku geeriyoday Magaalada London 10/Nov/2014.

Waxaanay Marxuumka Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janada ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamin Aamin Aamin