Tacsi Tiiraanyo Leh: Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-Banaan Oo Tacsi U Diray Marxuum Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar

Dhamaan Xubnaha Kooxda Aqoonyahanka Madaxa Banaan waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer Sheekh Cali Jawhar, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Aqoon yahankii weynaa ALLE ha u naxariistee MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR oo ku geeriyooday (13.05.2012) Shil Baabuur oo ka dhacay Wadada u dhaxaysa Boorama iyo Dilla.

Amina Mohamoud Warsame, Abdilkadir H Ismail Jirde, Shukri H. Ismail, Dr. Mohamed Fadal, Ibrahim Jama Ali –Raite, Fawsi Sh. Yonis, Abdi Ahmed Nour, Bobe Y. Duale, Haroon H Ahmed Qulumbe, Jafar Mohamed Gadaweyne, Mohamed Hassan Ibrahim, Suad Ibrahim Abdi, Wais Muse, Muse Abdi Elmi, Dr. Yusuf Kariye, Hinda Mohamed Jama

Aamin Aamin.. Aamiin…