TACSI TIIRAANYO LEH: dhammaan dadkani waxay tacsi u dirayaan Marxum Daahir Ismaaciil Dhimbiil oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

tacsiMustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine), Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Eng. Cabdicasiis Cali Nuur, Maxamed Saleebaan Cumar, Cabdiraxmaan Xasan Cabdi, Siciid Cawil Axmed,Cali Jaamac Maxamed, Muuse Faarax Jaambiir,Khadar Iid Kaariye, Khaddar Maxamed Cakulle, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Barkhad Maxamuud Kaariye, Xayaad Maxamed Cabdilllaahi, Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed, Saleebaan Ibraahin Xaashi, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xasan Cumar Xasan, Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma), Maxamed Cabdalle, Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray), Nimco Cumar Maxamuud, Safiya Cali Yuusuf, Sahra Ciidle Nuur, Ayaan Cabdirisaaq Jaamac, Nafiisa Maxamuud Muuse, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Cabdiqaadir Aadan Carab.

Dhammaan suxufiyiintaasi waxay tacsi u dirayaan  Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Daahir Ismaacil Dhinbiil oo Salaasadii lagu aasay Xabaalaha Naasahablood ee magaalada Hargeysa, waxaanay tacsi si gaar ah ugu dirayaan Weriye Barkhad Daahir Ismaaciil oo Marxuumku Aabihii ahaa.

Waxaanay Marxuumka Eebbe uga baryeyaan Naxariistii Janno ka waraabiyo, dhammaan Qoyskii, ehelkii, qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka ka siiyo. Aamiin………..Aamiin…………Aamiin.