TACSI: Marxuum Dr. Idiris Ibraahim

Daahir Rayaale Kahin iyo xaaskiisa, Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa,  Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa,  Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa, Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa,  Abdi Jabouti iyo xaaskiisa, Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa, Jamaal Ali Hussein iyo xaaskiisa, Mohammed abusite iyo xaaskiisa,  Ali ahmed Mohamed  iyo xaaskiisa, Muuse Hersi Abokorn iyo xaasaskiisa, Ahmed Haji Daahir iyo xaaskiisa,  Abdirahaman Ali, Sheikh Mohamoud Kayre, Abdillahi Farah, Abdirahman Said, Ganacsade Mohamed aw Said, Ahmed Aw Said, Yoonis Foodcade, Nasir Haji Ali Shire, Fosia Yusuf Haji Aadan, Suaad Carmiye, Farah Carmiye, Said Mohamed Aamin, Abdillahi Saleebaan Bide, Ambassador Lenin, Ahmed Said Eghe, Abdi asis Shabeel iyo xaaskiisa, Abdalle Haji Ali, Farhan Haji Ali, Jama Muse Jama, Yusuf Suldan Ali, Rashid Garuf Nur, Jama Abiib, Dr. Sacadi Ali Shire.

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Marxuum Dr. Idiris Ibrahim Abdi, wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha, oo ku geeriyooday dalka Somaliland 27/1-2012, waxaana aanu tacsidaas u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland gaar ahaan reer Fadumo Said oo ah xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo sidoo kale dhamaan ehelkiisa meel kasta oo ay kala joogaan.

Waxa aanu Alle uga baryaynaa in uu janatul Fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.