TACSI ku Socota Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada JSL Gen. Faysal Kaamil Ciise

Dhamaan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jsl, Iyo Maamulka,  Masuuliyiinta, Shaqaalaha Wasaarada Madaxtooyadu,  Waxay Tacsi U Dirayaan Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jsl General Faysal Kaamil Ciise Oo Abtigii Marxuum Cabdiraxmaan Maygaag Obsiiye, Oo Ku Geriyooday Caawa Magaalada Hargeysa Laguna Aasi-Doono Beri 10:00 Am Xabaalaha Xeedho.

Waxaanay Illaahay Uga Rajaynayaan Marxuumka Inuu Naxariistii Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo.