Tacsi ku socota: Tafaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews C/rashiid Jaamac Kaahin

Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi  waxaan tacsi tiiraanyo leh u  dirayaan Tifaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews  md,A/rashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuun Jaamac Kaahin caawa ku geeriyooday Wadanka Sa,udi Arebia,

Sidoo kale waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan dhammaan qoyska iyo qaraabada reer Jaamac Kaahin.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii & eheladii uu ka baxay Marxuun Jaamac Kaahin .  Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu u naxariisto oo janadii fardowsa ka waraabiyo, innagana maalintaan masaalkiisa nahay ilaahay innoo naxariisto dhammaanteen.  

MARKALENA WAXA AAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUNKAA IN UU ILAAHAY U NAXARIISTO, JANATUL FARDUUSANA KA WARAABIYO. INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. SIDOO KALE WAXAANU ILAAHAY KA BARYAYNAA IN SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AABO MARXUUN JAAMAC KAAHIN  DHAMAAN QOYSKII, QARAABADII, EHELKII IYO ASXAABTII UU KA BAXAY.  AAMIIN…..AAMIIN…..AAMIIN..……….

Amiiiiin      Amiiiiin   Amiiiiin