TACSI ku socota Ehliyadda & Qaraabada Marxuum Maxamed Caydiid Ismaaciil (Waraabe)

tacsiSuldaan Mustafe Maxamed Adan-weyne, Chief Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe, Xassan Gaafaadhi, Xassan selin, Cabdi Jaamac Xasan, Dr. Cabdillahi Sh Walaaleye, Cabdiraxmaan Jawaase, Cabdiraxmaan Gaacuur, Daahir Cabdi Jaamac, Maxamuud Mustafe-Xariir (FanaanHalwad), Farxaan Maxamed Cumar, Exwasiir, Boos Cumar Adan, Cali Maxamuud Jaamac, Rashiid Faarax Cali-Waraabe, Aadan Axmed Nugaal, Maxamed Cawil Xuseen Aabi, Shaafaci Xuseen Aabi, iyo

———————————————————————————————–

Aabe Cali Sh. Maxamed Sh. Cismaan, Qoysaskiisa & Caruurtiisa, Cabdirashaan Sh. Maxamed Sh. Cismaan, Qoysaskiisa & Caruurtiisa, Dr. Cabdillaahi Sh. Maxamed Sh. Cismaan, Qoyskiisa & Caruurtiisa, Aamina Sh. Maxamed Sh. Cismaan iyo Caruurteeda, Ismaaciil Sh. Axmed Sh. Maxamed, qoyskiisa & Caruurtiisa,  Maxamuud Cali Sh. Maxamed, Cabdirasaaq Cali Sh. Maxamed, qoyskisa & caruurtiisa, Maxamed Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed qoyskiisa & caruurtiisa, Reer Sh. Maxamed Walaaleeye, dhamaan dadkaasi iyagoo ka tiiraanyeysan waxay tacsi u dirayaan Qoyskiisi iyo Caruurtiisii, ehelkii, qaraabadii iyo ummada Somaliland geeridii ku timi Marxuum Maxamed Caydiid Ismaaciil (Waraabe) oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa.

Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisa jannatul Al-Fardowsa ka waraabiyo, isaga iyo dhamaan ummada islaamka inta geeryootay, Qoyskiisa, Caruurtiisii, ehelkii, qaraabadii iyo ummada Somaliland Samir iyo Iimaan ka siiyo, Aamiin. Inaalilaahi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun.