Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique oo sheegay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xili ciyaareedkan

Hargeysa(SLpost-ciyaaraha) Tababaraha kooxda wadankaasi spain ka dhisan ee barcelona luis enrique ayaa shaaciyey inuu ka tagi doona kooxda barcelona  dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaanu sidaa ku sheegay shir jaari’id oo uu qaabtay habeenkii xalay ahaa.

images (2)

download (10)

 

tababare luis ayaan sheegin kooxdu tagi doono balse wuxuu ku tibaaxay inuu sii wadi doono  shaqadiisa tababarinmo