Hargeysa (SL.Post) Suldaan Mawliid Cali (Sabayse)oo ka mid ah madaxdhaqameedka waooyiga Hargeysa, ayaa ka hadlay go’aanka ay Xukuumadda Somaliland ka soo saartay lixda goobood ee Waqooyiga Hargeysa oo uu ka taagana muran la xidhiidha qaabka Sanaaduuqada codbixinta.
Suldaan Mawliid Sabayse oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxa kale oo uu sheegay in deegaanada lixdaa goobaad ay ka mid yihiin deegaanada ay degaan.
ayaa waxaa uu warbaahinta u mariyey madax dhaqmeedka reer Awdal hadlo hanjabaad u muuqada waxaana uu sheegay in ay nasiib daro ahay in habeen walba ay saladiinta rer Awdal telefiishanada la soo fadhiistaan hadlo hanjabaad ah
“Reer Awdal waxaan leeyahay Somaliland waad ku faa’ideeyn ee rabshka yaraysta ilmaadeerayaal , lixdaas goobdna waa deegan kaygii. Xukuumadduna way ku mahadsan tahay in ay geyso Sanaaduuqda Diiwaagalinta. ” ayuu yidhi Suldaan Mawliid Cali (Sabayse)
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.Hargeysa