South Sudan oo dowlad wadaag ah yeelanaysa

Hargeysa(SLpost)-Dalka South Sudan waxaa maanta la filayaa in lagaga dhawaaqo dowlad wadaag ah oo mucaaradka iyo xukuumadii hore.

150928155035_south_sudan_men_512x288_bbc_nocredit

Arinkani ayaa ka dambaysay ka dib heshiiskii bishii Agoosto lagu gaadhay magaaladda Addis-Ababa.Riak Machar iyo madaxweyne Salva Kiir ayaa qaybsanay xubnaha golaha wasiiradda,South Sudan mudo dhowr sano ah waxaa ka socda dagaalo qabiili ah oo ay dad badan ku dhinteen.

Qaybsiga dowladan wadaaga ah ayaa la filayaa inay soo afjarto colaadii taagnayd.South Sudan waxay ka go’day dalweynaha Sudan oo mudo dheer ay dagaalamayeen