Somaliya Oo Qoraal Kaga Laabatay Go’aankeedii Ahaa In Anay Dayuuradaha Dalkaas Tagaa Iman Karin Somaliland

Muqdisho(Slpost)-taliyaha socdaalka Somaliya Gaafow ayaa ka laabta go’aankii hore ay u shaaciyeen ee sheegayay in aanay dayuuradaha Muqdisho tagaa aanay u soo gubi karin Somaliland, Gaafow ayaa sidan yeelay kadib markii masiibo dhanka amaanka ah ku habsatay Somaliya maalmo yar uun kadib markii ay go’aankaas ku dhawaaqeen.

war-1 (1) gaafow