SOMALILAND: Xukuumadda oo go’aan ka soo saartay Shidaalka la keeno dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland, Maxamed Xasan Sacad (Saajin), ayaa sheegy in Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera lagu shubay Shidaal ay ku badan tahay Maaddada Silver oo dhibaato bulshada ku keeni karta.

shidaalkaWasiirku wuxuu sheegay in markii ay ogaadeen in Haamaha Kaydka lagu shubay Shidaal Silvertu ku badan tahay ay Wasaaraddiisu go’aan ku gaadhay inaan Dalka la keenin Shidaal dambe oo Naafto ah oo ka badan 500 PPM.

Muuqaalka Hoose kaga bogo faahfaahinta warkan