Somaliland: Ujeedada Mudaharaad Lagu Diidan Yahay Xisbiga WADDANI Oo Gil-gilay Koonfurta Hargeysa (SAWIRRO)

Hargeysa (SL.Post) Dadweyne tiro badan, ayaa maanta iskugu soo baxay mudaharaad ay ku diidan yihiin siyaasada uu xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku doonayo inay ku hoggaamiyo tallada iyo Masiirka shacbiga Somaliland.

grabbed-frame-17

Dadkan mudaharaadka dhigay ayaa iskugu soo baxay koonfurta magaalada Hargeysa, gaar ahaa jidka isku xidha Hotel Ambasaddor iyo Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa, waxaanay  ku dhawaaqayeen hal ku dhegyo ay ku diidan yihiin siyaasada xisbiga WADDANI, kuwaas oo halk ku dhegyada ay ahaayeen sidan:-  “Annagu WADDANI dooni mayno”

grabbed-frame-15 grabbed-frame-17 grabbed-frame-19 grabbed-frame-20 grabbed-frame-21 grabbed-frame-22

Halkan hoose ka daawo warkan oo faah-faahsan.

Somalilandpost.net