Somaliland oo Turkiga ka dalbaday Taageero la mid ah gaargaarka ay siiyaan Dawaladda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo socdaal ku soo gaadhay magaalada Hargeysa.

Kulanka Dhexmaray Madaxweynaha iyo Safiirka Turkiga ka dib, waxa ujeeddada waxyaabaha laga wada-hadlay warbaahinta u faahfaahiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland iyo Safiirka Dawladda Turkiga.

HALKAN KA DAAWO WARKAN