SOMALILAND: Nuxurka Heshiis Dhexmaray Wasaaradaha Qorsheynta iyo Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradaha Qorshaynta Qaranka iyo Warfaafinta ayaa kala saxiixday heshiis qeexaya baahinta barnaamijyada wacyigelinta ee xafiiska isku xidhka wasaaradda Qorshaynta  iyo sanduuqa dhaqaalaha Somaliland SDF ka sameeyo mashaariicda horumarineed ee dalka ka socota.