Somaliland: Nuxurka Dacwad ka dhan ah Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka oo loo gudbiyey Maxkamadda Sare ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Aqoonyahanno ku xeel-heer Aqoonta Xayawaanka iyo Xubno u dhaq-dhaqaaqa Xuquuqda xayawaanka Duur-joogta ah, ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyey Dacwad ka dhan ah Masuuliyiinta ugu sarreysa Wasaaradda Horumarinta Deegaanka Somaliland.

 

 

Xubnahan oo la hadlay saxaafadda, ayaa sheegay inay dacwad la xidhiidha meel-ka-dhac loo geystay Xuquuqda Xayawaanka Duur-joogta ah ee Somaliland oo masuuliyadeeda ay dayacday ama ku-tagri fashay Wasaaradda Deegaanku ay u gudbiyeen Maxkamadda Sare ee dalka.

 

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

 

 

SOMALILANDPOST.NET
CONTACT@SOMALILANDPOST.NET