Somaliland: Khudbadaha Salaadda Jimcaha oo loo gaar-yeelay Abaaraha ka jira dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland, ayaa fartay dhamaan masaajidada dalka in Salaadda jimce ee maalinta berri khudbadaha gaar looga dhigo ka qayb qaadashada taakulada abaaraha, lagana akhriyo ducada Qunuutka oo Illaahay lagaga baryayo inuu raxmadda inoo shubo.

HALKAN KA DAAWO WARKAN